Gen. Stephen Townsend oo booqasho ku yimid Muqdisho, lana kulmay..

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend ayaa maanta booqasho ku tagay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho Sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay taliska Maraykanka ee Afrika Jen. Stephen Townsend oo uu weheliyo arrima-fuliyaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Brian Néubert, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waa markii labaad ee … Continue reading Gen. Stephen Townsend oo booqasho ku yimid Muqdisho, lana kulmay..